Tacsi ku Socota Reer Cumar Yusuf Iyo Farduss I Bootaan
INAA LI LAAHU WA INAA ILEYHI RAAJICUUN.
Dhamaan Jaliyada Somaliland ee magaalada Sheffield waxay Tacsi u dirayaan Reer Cumar Yusuf Sii Arag.Geeridii ku timid Marxuumad HIBO CUMAR YUSUF. oo galabta 22nd May 2018 ku geeriyooday Northern General Hospital ee Magaladan Sheffield .Waxaanu Ilaahay uga baryaynaa inuu janatul Aclaa ka waraabiyo .Qoyskii qaraabadi ehelkii gaar ahaan inanteedii Farduus Jamac Bootaanย samir iyo iimaan ka siiyo Amiin Amiin .
Mataan M Omar
Sheffield.UK