Happy Mothers Day Somaliland …. Sicir Bararka iyo sarif Bararka Heego oo Hooyoyin badan galaaftay..

Sicir Bararka iyo sarif Bararka Heego ayaa  Hooyoyin badan galaaftay xaaladu meel adag ayey maraysaa intaa kuma joogin horjoogaha Heego Jaalle Muuse Biixi Cabdi ee qaarbuu bugaaxay meel la yidhaah Xaraf oo uu yidhi Madaxtooyo reerku leeyahay ayaan ka yagleelayaa …….. Hooyooyinkaa halkaa uu ku xasuuqay Jaalle Ina Biixi Cabdi Dameer qaar umulo ayey ahayeen  caruurtoodii iyo dusuudii isku si baa gawadhida loogu tuuray qaar bastoolado ayaa madaxa lagaga hayey maato doox buu sameyey ninka isha dooxani hada shalayto 8 Maarso ee 2018 wuxuu lahaa Jaalle Maxamed Siyaad  ( AHUN) ayaa ina xasuuqay oo dumarkaa uu maanta xasuuqayo ka oohiyey Jaalle Muuse Biixi Cabdow maanta maxaad dhaantaa Jaalle Maxamed Siyaad ( AHUN) ma haybta ileen ficilkaaga iyo shuqladaadu waa kuwisii ee  dad bay kicinayeen xidha  Siyaasi Gaamuray xidha , Xildhibaan xasaanad  leh xidha , saxafi samafale xidha , Abwaan iyo Macalinka Xidha iyo qaar kaloo badan xidha kadibna Jaalle Cali Gurayga Heego soo dir oo ha yidhaahdo raga HARTI IYO SAMAROON IYO INTAAN BEELWEYNTA SACAD MUUSE AHAYN IYAKOO SURWAALKU KA DHACAYO OO XAARKU XAGALAHA KA DA’AYO AYEY NOO YIMADEEN  hada walaahi intaasu doraad ku qaray facebook-iisa

isagoo waxaa ku hadlaya ayuu gob sheeganayey gobeey xaal qaado ITAALKA WUXUU IS LEEYAHAY CID FULEYNIMO KU SHEEG..Yeelkeede.

Hooyinka Somaliyeed siiba kuwa Harti , Samaroon iyo dadka Waqooyiga Somaliya kula nool reerkaa kor ku xusan waxaanu marlabaad iyo sadexaad ka raali galineynaa ficilada waxashnimada ah ee uu ku kacayo Horjogaha Heego ninkaasoo ayna ficilkiisa iyo qawlkiisu is waafaqsaneyn oo si laxaad leh uga dhacsan ahna kuway kusoo dagtay Aayada 2 iy 3 ee Suuratul saf

 يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا لِمَ تَقُولُونَ مَا لَا تَفْعَلُونَ (2) كَبُرَ مَقْتًا عِندَ اللَّهِ أَن تَقُولُوا مَا لَا تَفْعَلُونَ (3

Sidoo kale waxaanu si mug leh iyo misaan leh hooyoyinka Somaliyeed guudahaan Darood gaar ahaan Harti hadalkaa ka soo yeedhay Jaalle Cali Gurey een loo meel dayin isagoo cida uu u jeeday yihiin beelweynta Garxajis lakiin ku xoqnayey beelweynta Harti ileen eeyna waa ciyaa af noolina waa hadlaa waa ragii sixi lahaa horjoogaha Heego ………… Hooyoyinka Somaliyeed ee sicir bararka iyo sarif bararku bugaaxay hadana la yidhi cidaamada cagta mariya raaligalintooda ayaanu kusoo koobaynaa hadalkaa Heegona  raali ka ahaada kun jeer….

Madre te amo

 

 

Ahmed Jigga

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker