Gudoomiyaha tuulada Bali xildiid oo Baaq udiray maamulka Gobolka Daadmadheedh Iyo hayadaha caalamiga

Gudoomiyaha, tuulada Bali xildiid mudane maxamed Awcumar maxamed Waxaan Baaq dheer udirayaa maamulka G/DAADMADHEEDH tuulada oo ay Daganyihiin Dadkii abaartii xooluhu ay kaga baxeen cidwax ukeentayna aanay jirin waxaan Ilaa 500. Oo qoysna ay degan yihiin waxaan codsanayanaa in degdega waxloola soo gaadho Dadkan

 

 

jaamacfaarax98@gmail.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker