Daawo:Raiisl wasaaraha Suudaan oo 23 Sanadood ka dib Dalka Maraykanka U Magacaabay Safiirka Dalkiisa

Khartoum: Raiisul wasaaraha Dalka Suudaan DR Abdallah Hamdouk ayaa Magacaabay Safiirka Dalkiisa u fadhiyi Doona Magaalada Washington ee Dalka Maraykanka , Dawlada Maraykanka ayaa iyana soo Dhawaysay .
Cabdallah Xamduuk ayaa u magacaabay Nuurdiin Zatti inuu ahaado Safiirka Sudan ee Washington

Tan ayaa ah Albaab Cusub oo Siyaasadeed oo U bilawday Wadamada Suudaan iyo Maraykanka ka dib 23 Sanadood oo aanu ka dhaxayn wax Xidhiidh Diblamaasiyadeed ah , Dawladii uu Madaxda ka ahaa Bill clinton ee dalka maraykanka ayaa Liiska Argagixisada ku Dartay Dalka Suudaan .

Warkaasi oo Faahfaahsan Halkan Hoose Ka Daawo:

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker