Abwaan Yuusuf Shaacir ” Dowlada Soomaaliya way na sharaftey , Dhaqankuna siyaasad ma galo”.

“Waxay igu yidhaahden qofka la magacabay waa adiga, keliya xubin sharafeed ayaad noo ahanaysa marka ay wax nagu adkaadan aan soo waydiino, mushahar ma lihid ee adoo halkaga jooga uunbanu ku soo waydiinaynaa wixii nagu adkaada.
Waxay ii sheegen inaanan ahayn qof xil loo magacabay oo xafiis subax kasta u shaqo tagaya balse marmar hadii la noo baahdo ama shirar jiraan uun tegi kara”.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker