Xildhibaan Indho-indho oo Soo jeediyay in la Toban sano la xidho Qofkii Xamar taga
Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Xasan (Indho-Indho) Oo Ka Mid Ah Xildhibaanada Golaha Guurtida Ee Somaliland ayaa Soo jeediyay in la Toban sano la xidho Qofkii Xamar taga .