Wiilkii Qoyskiisa Baadi Goobka Ugu 12ka Sano Oo Hooyadii helay Warbixin Xiiso Leh

Guushii Baadi Goobka Wiilkii Qoyskiisa Ay kala Maqnaayeen 14ka Sano , Daawo Cabdiwali Bootaan Oo 14 Sano kadib Mar Labaad La Midoobay Qoyskiisa Gaar Ahaana Hooyadii

–Sadex Sano Ayaan Ooyay Ayay Tidhi Hooyo Xaawo Cabdiraxmaan Oo Ah Hooyada Dhashay cabdiwali Kadib Markii ay Garanwayday Wiilkeeda Meel Ay Ugu Hagaagto

—Awel Waan Niyad Jabsanaa Hadase Waan faraxsanahay Waa Qaar Kamida Kelmahada Cabdiwali Bootaan –

— Dhib iyo Welwel Dheer Kadib Guul Ayay U tahay In Cabdiwali iy Hooyadii marlabaad Ay Midoobaan.

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker