Home » Archives by category » Articles (Page 376)
Cilmiga ha laguu dhigee, Caliga kaashaba la yidhi! W/Q. Ifrah Ali Kirih

Kobci caqliga oo ku kobci garasho iyo degenaan, fahan waxbadan intaanu degdeg ku dhaafin wax badan. Malimahan dambe waxaan maqlaa tiro yar oo  dhalinyaro aan tobaneeyo dhamayn oo la majara habaabiyey lagana dhaadhiciyey fikiro ka dhan ah gooni isutaaga dalka JSL. kuwaasi oo lagu xidhay inay galeen dambiyo ka dhan ah qaranimada Somaliland, dhalinyaradaasi anigu lama […]

Continue reading …
MADAXWEYNIHII   KHAYRKA  LAHAA  WAA KAASE  LASHAQEEYA.

Kolay  Dad  badan baa yaabidoona  laakiin  Anigaa  qancinaaya. Waxaynu  ognahay  marka lagujiro  Olole doorasho  Xisbiyada  iyo  musharaxiintu  way  is duraan  Ama  way  is cambaareeyaan  siyaasad ahaan iyo  Aqoon  ahaanba,  bulshaduna  waxay  figradahooda  iyo  ciday  taageersanyiin  ku  soobandhigaan  baraha  laysku Arko,   makhaayadaha  iyo  marfashyadana  way  ku murmaan  iyadoo  qoloba  xisbi  iyo  musharax  wadato  marka  laysku  xiiqana  […]

Continue reading …
Waxa Maanta ii daran Qaran aan dir sooc Jirin

Waxaan ahay muwaadin reer Somaliland ah, jecel cadaaladda, sinaanta, iyo horumarka, neceb dib udhaca, caddalad darada, eexda, qaraaba-kiilka, musuqmaasuqa. Waxaa masuuliyadi iga sarantahay inaan si tolmoon ugu ifiyo wax kasta oon u arko inay dhaliil tahay dhibna ku keeni karto wada noolanshiyaha shacabka Jamhuuriyadda Somaliland oo runtii ah xudunta qalbigayga, tilmaan kasta oon sheegana waxay […]

Continue reading …
Gumaysi, Mise Shilin Barar. Qalinkii: Sadam Osman Kaabash.

Somaliland markaad aragto dulmiga iyo tacadiyada loo gaysano maatida, naxariis la’aanta iyo is-tixgelin la’aanta, waxaad is odhanaysaa malaa kuwani ciqaabka Alle iyagaa u yeedhanaaya.Tusaale ahaan, waad aragtaan maceeshadda iyo sarifka lacagta qalaadi halkuu maraayo. Goor sii horaysa, ilamaa 8:30pm habeenimo anoo meel yara madawa maraaya, waxaa iga hortimi Islaan da’ah oo dukaan ilaysanaaya ka sii […]

Continue reading …
AFHAYEENKA QAARADA YURUB EE XISBIGA WADDANI OO CAMBAAREEYEY XADHIGA & XUKUNKA BOQOR BUUR-MADOW “Qasim A Saleebaan”.

Waa dhaqanka Xukuumadaha Askarta ee digtaytarka ah in Qof lagu bar-tilmaameedsado Cabirka rayigiisa iyo Weedho Afkiisa ka soo baxay. Sidoo kale Madax-dhaqameedada Bulshadu waxay inagu leeyihiin Xurmo iyo Xaqdhowr Gooni ah; Waxayna leeyihiin Xasaanad Madax-dhaqameed oo lama taabtaan ah. Waan Qirayaa in Madax-dhaqameedyada Somaliland Qaar badan oo ka mid ahi dhaafeen oo baalmareen Xilkoodii dhaqanimo, […]

Continue reading …
Waxa Looyaqaano Dissemination Of Result…. W/Q: Haldoor Ismail M Aden-Dhicir

Waxa Looyaqaano Dissemination Of Result. Maxaa Keenay In Dadkeenu Sabab sadaan Ama Dhaxal Xumo Kala Kulmaan Waxa Ay Qorraan Ama Waxa Ay Ku Hadlaanba? Marka La Baranayo Cilmiga Research-ka (Baadhitaan ka) Waxaa Shuruucdiisa Kamida Qodob ka Layidhaahdo (Dissemination Of Result) Oo Ah (Natiijada Ka Dhalanaysa Waxa Aad Qortay Faafintiisa). Qodobkani waa Mid Cilmiyan Balaadhan Waana […]

Continue reading …
Sheeko Kale: Shar Ha Arkin … Cabdisalaam Yaasiin

Sheekooyinkii hore ee murtida lahaa waxa ka mid ah sheeko ku saabsan saddex daayeer. Saddexda daayeer oo isu yimi ayaa waayaha aduunka iska waraystay. Markii ay ka yaabeen waayaha aduunku halka uu marayo, ayay ku heshiiyeen in uu mid waliba bal sida ay la tahay u muujiyo. Kii u horeeyay ayaa labadiisii gacmood indha saaray. […]

Continue reading …
Hargeisa regional court has sentenced five years imprisonment the controversial chief Buurmadow who committed high treason against Somaliland and falsified against Somaliland president

Today, April 26, Hargeisa regional court has sentenced the controversial chief five years imprisonment taken into account three legal cases against Somaliland sovereignty. Speaking in traditional event in Puntland, Buurmadow has committed high treason against Somaliland sovereignty. Buurmadow has claimed being delegated by Somaliland president to represent the event while speaking the traditional event in […]

Continue reading …
Somaliland poet’s three-year prison sentence a shameful attack on free expression

Somaliland poet’s three-year prison sentence a shameful attack on free expression, Mr. Mohamed Ali Bile attacks freedom of expression as Canadian citizen he should held accountable   ​ The three-year conviction of Somaliland poet and peace activist Nacima Abwaan Qorane this week highlights the increasingly repressive environment in Somaliland for peaceful expression, said global civil society alliance, […]

Continue reading …
DAB-DAMISKA SOMALILAND IYO DADKEENA MAXAA KALA HAYSTA?

Anigoo magacaygu yahay Amb. Mohamed Ismail Hussein, oo ku magac dheer Balishire. ahna wakiilkii hore ee Somaliland ee dalweynaha Australia. Waxaan maanta qalinka u qaatay in aan wax ka taab-taabto. Arintan la hal maasha Dabdamiska Somaliland iyo dhibka iyo is fahan la’aanta Shacabka reer Somaliland ay had iyo jeer ay kala hor yimaadaan.   Hadaba […]

Continue reading …