Ururka Midnimo Charity Oo Xadhiga Kajaray Dhismaha Malcamad ay ka Hir Geliyeen Degaanka Ina Guuxa

Ururka Midnimo Charity Oo ka hawlgalada Gobolka Maroodijeex ayaa  Xadhiga Kajaray Dhismaha Malcamad ay ka  Hir Geliyeen Deganka Ina Guuxa ururkan oo urur samafala ayaa hore uga soo hir galiyey deegnda Xaaxi iyo Labisagaalo ururkan oo urur mutadawaca ayaa ku suntan caaawinta dadka daryanta oo ka caawiya dugsiyada quraanka iyo masaajidaada
Halkan ka daawo

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker