Wasiir la eryay oo ka hadlay Sababaha Xilka-qaadistiisa

“Xilka Qaadistaydu Lama Xidhiidho Arintii Jaamacadda Barwaaqo Iyo Dugsiga Abaarso” Wasiirkii Hore Ee Diinta Iyo Aw-qaafta Ee Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed Oo Ka Hadlay Xilkii Wasiirnimo Ee Maanta Laga Qaaday.
Geesta kale Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed Wuxuu Xilka Wasaaradda Diinta Iyo Aw-qaafta JSL Hayey 11 Sannaddood, 1 Bil iyo 5 Cisho.
27July 2010 Ilaa 02 September 2021 Ayuu Wasiir Ka Ahaa Xukuumaddihii Kala Dambeeyey Ee Xisbiga KULMIYE.
Wuxuu Ku Dhawaaqay 10 Ramadaan Iyo 20 Ciiddood, fanaaniin badan ayuu bandhigyo ka joojiyey, Marna Wuxuu Amray In 11 Habeenimo la rawaxiyo hudheelada Magaaladda Hargeysa.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker