Daawo:-Xisbiga Mucaaridka Ah Ee UCID Oo Ka Hadley Kulan Ay Caawa Yeelan Doonan Madaxweynaha Iyo Madaxda Xisbiyada Somaliland.

Hargaysa-(OWN)-Gudoomiye ku xigeenka Xisbiga UCID  Cabdinasir Buuni ayaa waxaa uu ka Hadley kulan uu sheegay inuu caawa dhex mari doono madaxweyne Biixi iyo gudoomiyayaasha xisbiyada mucaaridka Somaliland ee Waddani iyo UCID .

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker