War Degdeg ah: Dagaal-beeleed Kaqarxay Degaanka Cawsane Ee Sanaag-bari

 

Badhan(OWN) Subaxnimadii saaka ayaa waxa dagaal xooggan oo u dhexeeya laba beelood wuxu kabilaabmay degaanka Cawsane oo qiyaastii 60-km jahada bari kaga began magaalada Badhan.

Waxana dagaalkan oo u dhexeeya Beelaha Gaashaanbuur iyo Dubbays oo dhammaantood katirsan beelaha Warsangeli sida lasoo sheegayo uu sababay dhimasho iyo dhaawcyo iyo weliba khasaarayaal kale oo soo kala geedhey beelahaas. Waxana wararka intooda badani sheegayaan in dagaalkani yahay mid salka kuhaya degaan ama dhul,

 

Oodweyenews.com/Badhan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker