Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Si Kulul Uga Cadhoodey Hadal Uu Yidhi Eng Faysal Cali Waraabe

“Annigu markaan xafladaha imaado ma dhaafo inaan ka hadlo wixii markaa Xafladda khusaynaya. Laakiin saaxiibkay caawa waan u jawaabayaa Faysal, Faysalow waa la heshiiyey heshiiska inaad halkiisa ku joojiso ayaa qurux badan, haddaad eedd uun daba waddo iyo waa la hesheeshiyey ma shaqaynayso, doorasho haddaad doonayso hadalka ka daa bahasha, Gudoomiye annigu meesha aad ka cabirtay 70% halka dadka Somaliland ku gaajoonayo waxaan leeyahay kelmadaasi waa Il-haano aad Somaliland Il-haanaynayso, Boqolkiiba Todobaatan dadka baaba’a gaajoonaya meelaad kasoo saartay dadka adaa u cadaynaya” Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici).

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker