Gudoomiyaha Daladda Dhalinyaradda Somaliland Ee SONYO Oo Hambalyo Ku Aaddan Munaasibadda Ciidal-Fidriga U Diray Guud Ahaanba Dhalinyradda Somaliland.

Hargaysa:(OWN)- Gudoomiyaha Daladda ay ku midoobeen dhalinyaradda Somaliland ee SONYO,Cabdicasiis Siciid Saalax,ayaa waxa Hanbalyo iyo Bogaadin u diray Guud ahaanba dhalinyradda reer Somaliland,Qosaskooda iyo asxaabtooda,isaga oo u rajeeyay inay Bash-bash iyo barwaaqo ku gaadhaan Ciiddan tiida kale.

Gudoomiyaha,ayaa sidaas ku sheegay qoraal kooban oo uu saaray,kaas oo u dhignaa sida tan;

“Hanbalyada Ciidul Fitriga: Waxan dhamaan umada islamka aduunka iyo shacabka JSL ba ku hanbalyeynayaa ciidul fitriga. Sanadkasta ku gaadha khayr iyo barwaaqo. Waxan si gaara ugu dirayaa tahniyada ciida dhamaan dhalinyarada JSL, meel kasta oo ay joogaan, Waxan idin leeyahay kula ciida bashbash iyo barwaaqo asxaabtiina  iyo qoysaskiinaba. Ilaahay ha inaga aqbalo ficiladi wanaagsanaa, salaadii, quraan akhriskii iyo soonkiiba. Ciida Ciideedana ha inagagu gaadhsiiyo caafimaad qab. Amin Amin”

Image may contain: 1 person

 Gudoomiyaha Dhalinyarada JSL ee SONYO, Abdulaziz Saeed Salah

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker