Waraysi kulul oo Haaruun Macruuf la yeeshay Gudoomiyaha Gudida Doorashooyinka Somalia Xaliimo Yaray

Madaxda maamul goboleedyada Soomaaliya ee ku shirayey magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay inaysan dalka ka dhici karin doorasho qof iyo cod ah oo lagu qabto waqtigii loogu talogalay.

 

War-murtiyeed ay soo saareen ayay madaxdu kusoo jeediyeen in laga wada-hadlo siyaabaha kale ee doorasho ku qabsoomi karto.

 

Haddaba taasi maxay uga dhigan tahay guddiga qaran ee madaxa-bannaan ee dooarshooyinka oo shaqadiisu ahayd qabashada doorasho qof iyo cod ah?

 

Halkan Hoose ka Dhegayso Waraysiga Gudoomiyaha Gudida Doorashada Xaliimo Yaray.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker