Burco: Hooyo Lacag 35 kun Dollar Oo Ay Dhulka Ku Aastay Ka Gubatay.

Siraad Jaamac Xeyd oo ka mid ah ganacsatada magaalada Burco ayaa la tacaalaysa xaalad dhaqaale oo aad u adag ka dib markii ay ka gubatay lacag dhan 35 kun oo dollar oo dhulka ay ku aastay.

Siraad ayaa sheegtay in lacagta ay godkaas ugu jirtay muddo 9 bilood ah, markii ay damacday in ay la soo baxdana ay aragtay iyadoo gubatay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker