Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka JSL oo abaal-marinno guddoonsiisay Shaqaale Hawl-karnimo iyo Hufnaan Muujiyey

Hargeysa (OWN)- Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka ee Somaliland, ayaa maanta munaasibad lagu maamuusay u qabatay shaqaalihii ugu wax-qabadka iyo shaqada wanaagsanaa sannadkii tagay.

Munaasibadda lagu maamuusay Hawl-wadeennada wasaaradda, waxa marka laga yimaaddo shaqaalaha la maamuusay goob-joog ka ahaa oo ka qayb-galay wasiirka horumarinta Caafimaadka oo ay weheliyaan Agaasimaha Guud ee Wasaaraddaas iyo Masuuliyiin ka tirsan xukuumadda oo ay ka mid yihiin Wasiirrada Cadaaladda iyo Guddoomiyaha hay’adda Maamul-wanaagga iyo la-dagaalanka musuq-maasuqa.

Shaqaalihii la abaal-mariyey iyo qaabkii ay u qabsoontay Munaasibaddu kaga bogo muuqaalka Hoose

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker