Iska hor-imaad ka dhacay magaalada Garowe

Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhaawacantay kadib iskahorimaad dhexmary ciidanka Ammaanka iyo rag hubeeysan magaalada Garowe

Iska hor-imaadka ayaa waxaa la sheegayaa inuu dhexmaray ciidanka Booliska iyo rag hubaysan oo lala xiriirinayo maandooriyaha Khamriga.

Ciidanka boolsika ayaa kudaba joogay gaari aan Taargo lahay si ay u qabtaan , waxaana markaasi bilwoday iska hor-imaadka dhexmaray raggan lala xiriirinayo maandooriyaha iyo ciidanka Booliska.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker