Mucaaradka oo Aqbalay inay Hakiyaan Mudaharaadkii Bari ay u Balansanaayeen

Madaxdhaqameed, Culimo, iyo Ganacsato  dhexdhexaadinayay xukuumadda Somaliland iyo labada xisbi mucaarad ayaa sheegay in Waddani iyo UCID ka aqbaleen in la hakiyo mudaharaadada sabtida qorshaysnaa.
Dedaalada xukuumadda iyo Mucaaradka lagu dhexdhexaadinayo ayaa sii socon doona sida madax-dhaqameedka iyo waxgaradka kale sheegay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker