Xog culus oo ku socota dhammaan reer Muwaadiniinta reer Somaliland ee dalka dadka iyo diintooda daacadda u ah.

Shirkii ugu dambeeyey ee berlweynta Garxajis qodobadiisii kaga dhawaaqday Degmada Goof oo Maaglo Madaxda Gobolka Sanaag ee Ceerigaabo u dhow, qodobaddasoo oo ahaa qodobadii rasmiga ahaa ee kasoo baxay shirkii GOOF EE GARXAJIS BARI.

Waxa maanta la sheegayaa qoladii shirkadda Maydi ku quudineysey Caasimadda Somaliland ee Hargeisa oo maanta ka daba dhawaaqay.
waxay ila tahay nimankaa odayaasha ah warkoodu waa cadyahay, ninkii alle koodka ahaa waxa uu yidhi ” Ilaahay inaan ku barto waan hoos joogey” Odayada ay sharkadda Maydi ku quudiney xaafadda Calaamadaha ee Hargeisa arrinkooda somalikand wey ka dheregsantahay oo niman noo dhuumanayana maaha, dhawaaqan ay maanta ku dhawaaqeenna Kharashkii ay soo qaateen ayuunbey ku xalaashanayeen, waa sidey qabaane.
wax kale odhan meynee ilaahay hasoo hadeeyo.
Wabillaahi Al Tawfiiq.
Cabdiraxman M Cumar

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker