Daawo:- Bulshada Ku Dhaqan Magaalada Burco Ee Xarunta U Ah Gobolka Togdheer Oo Sheegay In Aaney Diyaar U Aheyn In Ay Soo Dhaweeyaan Madaxweyne Muuse Biixi.

Burco-(OWN)- madaxweynaha Somaliland  Muuse Biixi Cabdi ayaa la filayaa in uu gaadho magaalada Burco ee xarunta gobalka Togdheer , Madaxweynaha ayaa hadda ku sugan  magaalada Berbera ee xarunta gobalka Saaxil .

Magaalada Burco ee xarunta gobalka Togdheer ayaan laga dareemin   soo dhaweyn iyo diyaar garaw toona.

Shacabka reer Burco waxaa ay sheegen in aaney wax soo dhaweyn ah oo ay usamaynayaan  Muuse Biixi  aaney jirin oo ay fartoodii ugu codeeyeen ay eedeen. . Halkan Ka Daawo Warbixinta

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker