Musharax Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro oo Ka qayb galay Dhagaysiga Dacwada Loo haysto Masuulinin xisbiga Waddani ah

Musharrax Cirro ayaa gaadhay maxkamada gobolka Maroodijeex si uu u dhageysto dacwada loo haysto masuuliyiin ka tirsan xisbigga Waddani, oo maanta maxkamada la horkeenayo.

Xoghayaha ciyaaraha Yuusuf Tadhase, gudoomiyaha gobolka Maroodijeex Mawlid Qaro iyo masuuliyiin kale oo xisbigaas ka tirsan ayaa ku jira masuuliyiinta xidhan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker