Dhakhaatiirta Kenya oo ku gacan seydhay codsigii madaxweynaha ee ahaa in la joojiyo shaqo joojinta

Dhakhaatiirta Kenya ee ka howlgala cisbitaalada guud ayaa wacad ku maray in aysan dib ugu laaban doonin shaqada inkastoo madaxweyne William Ruto uu ka codsaday in la joojiyo shaqo joojin todobaadyo qaadatay oo caqabad ku noqotay adeegyada caafimaadka ee dalka.

Ururka Dhakhaatiirta, Farmashiyeyaasha iyo Ururka Dhakhaatiirta Ilkaha ee Kenya (KMPDU) ayaa 14-kii bishii Maarso ku dhaqaaqay shaqo joojin ay ku sheegeen in aan la bixin mushaaraadkii ka haray, dowladda oo dib u dhigtay in la geeyo tababarayaal caafimaad iyo cabashooyin kale

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker