Dhegayso: Madaxwaynaha Cusub ee Colimada Ehlu Sunnah oo Warbaahinta Siiyay Waraysigii Ugu Horreeyay

Xaaladda siyaasadeed ee Maamul Goboleedka Galmudug ayaa kasii daraysa iyadoo garabka Taabacsan Ahlu Sunna Wal Jamaaca ay sheegeen inay Doorteen Madaxweyne cusub, kaasi oo Loo doortay Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan.

Haddaba doorashadiisa kadib Sh Maxamed SH Shaakir oo ah Masuuulka ay U Xusheen Madaxwaynaha oo Warbaahintu Waraysi La Yeelatay Halkan Hoose ka Dhegayso:

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker