Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Waddada u dhaxaysa Berbera iyo Hargeysa.

Shil Gaadhi ayaa maanta ka dhacay waddada u dhaxeysa Berbera iyo Hargeysa, Gaadhiga shilka galay oo ahaa Bus rakaab ayaa siday dad badan balse ma jiraan dad ku dhintay.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker