Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya Mocalimuu oo Xildhibaan Golaha Shacabka loo doortay

Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxaa weli waxaa ka socota doorashada kuraas kamid ah Golaha Shacabka, waxaana goordhow la doortay kursiga labaad ee Golaha Shacabka

Maxamed Ibraahim Moalimuu ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hop#068 ee golaha shacabka BJFS oo doorashadiisu maanta ka qabsoontay magaalada Beledweyne.

 

Kursiga Hop#068 ayaa waxaa horay ugu fadhiday Faadumo Faarax Ibraahim, balse sanadkaan laga wareejiyay, isla markaana uu ku guuleystay Afhayeenka Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Ibraahim Moalimuu.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker