” Dawladda Waxay Nagula Jirtaa Dagaal u Hogaaminayo Madaxweyne Muuse Biixi “
Xildhibaano kasoo jeeda Gobolka Awdal Oo Gaashanka ku Dhuftay Saami-qaybsiga Kuraasta Golaha Wakiiladda sidaadna islamarkaasna ku eedeeyey Madaxweyne Muuse Biixi inay dagaal kula jirto reer awdal.