Taiwan oo Somaliland ka Taageeraysa La Soo-wareegista Maamulka Hawada Sare

Wararkii u dambeeyey weftigii u miisaanka Cuslaa ee Somaliland u dirto Taiwan

Hargeysa (OWN)- Xukuumadda Somaliland ayaa daboolka ka qaadday inay ku hawlan tahay qorshe gudaha dalka lagaga hirgelinayo Xarunta maamulka Hawada Sare oo ay xustay inay la soo wareegi doonto dhawaan.

Wasiirka Arrimaha Dibaddu waxa uu sheegay Xukuumad ahaan dowladda Taiwan la kaashanayaan sidii ay Somaliland ula soo wareegi lahayd isla markaana gacanteeda ugu maamuli lahayd maamulka Hawada Sare oo xilligan maamulkeedu cid kale gacanta ugu jiro.

Warbixintan oo faahfaahsan kaga bogo Muuqaalka Hoose

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker