Dablay Hubaysan Oo Xalay Fiidkii Gaadhi Shirkadda OOMAAR Leedahay Ka Afduubtay Bariga Magaalada Hargeysa Iyo Ciidamada Bilayska Somaliland Oo Gurmad Ka Galay

Hargeysa (OWN)-Gaadhi Waaraad ah oo ay Lahayd Shirkadda Ganacsiga ee OOMAAR Company (OMINCO) oo badeecad xamuul ah u qaadayay Magaalada Burco kana baxayay Magaalada Hargeysa ayaa xalay Fiidkii Abbaaro Salaaddii Maqrib kadib waxa koox dablay ah oo hubaysani ay ka afduubteen Agagaarka Huteel KAAH, Xaafadda New Hargeysa ee Magaalada Hargeysa, Halkan hoose ka DAAWO

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker