“Weli ma arag madaxweyne in la wada shaqeeyo in la murmo ka jecel, waa inoo kaw”.

Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa si weyn uga gubtay kulan uu Faysal Cali Waraabe la yeeshay madaxweynaha Faderaalka Soomaaliya Mr. Farmaajo.

Madaxweynaha ayaa dhawr jeer arrintaa ku sheegay wax aan la qaadan karin,.haseyeeshee Faysal oo dalka ku soo noqday ayaa ku sheegay kulankaa ay Farmaajo la qaateen isaga iyo Cali Khaliif Galaydh mid ay dalka ugu shaqaynayeen.


Injineer Faysal waxa uu xukuumadda ku eedeeyay inay madaxtooyada iska fadhiyaan oo ay gabeen hawshii ay qaranka ugu xil saaraayeen.
Waa kan hadalkaa Faysal oo dhamaystiranee bal yara daawada oo xaga hoose riix.

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker