Dawlada Ethiopia Oo Soo Bandhigtay Codadka Raggii Afganbiga Ka Danbeeyay

Dawladda Ethiopia ayaa markii ugu horeysay wixii ka danbeeyay afganbigii dhicisoobay ee ka dhacay deegaanka Amxaarada waxa ay soo bandhigtay codad la sheegay in laga duubay raggii ka danbeeyay afganbigii dhicisoobay ee ka dhacay deegaanka amxaaradda.

Afganbigan oo ka dhacay deegaankaasi todobaadkii hore ayaa waxa ay lagu dilay shan qof oo uu ku jiro madaxweynihii deegaankaasi, waxaana loo tirinayaa in uu afganbigaasi ka danbeeyay Brigadier General Asamnew Tsige, kaas oo weerarkiisa ku soo eekeeyay dhisme ka mid ah kuwa dawlad goboleedka deegaanka amxaarada oo ku yaala magaaladda Bahir daar.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker