Xisbiga Waddani Oo Eedaymo U Soo Jeediyey Gudoomiye Faysal Cali Waraabe , Kuna Tilmaamay Inuu Yahay Faqash

Saleebaan Ducaale Xaaji Jaamac guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee Xisbiga WADDANI ayaa sheegay in kulamo dhexmaray xisbiyada Somaliland ay hadallo adag isku waydaarsadeen Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo guddoomiyaha xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe. halkan hoose ka daawo warkaas oo dhan.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker