Daawo:-Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Oo Ka Qayb Galay Furitaanka Masaajid Laga Dhisay Badhtamaha Magalada Hargeysa.

Hargaysa-(OWN)-Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Shiikh Khalil C/laahi Axmed Ayaa Ka Qayb Galay Furitaanka Maasajid Laga Dhisay Badhtamaha Magalada Hargeysa, Waxa Kale Oo Munaasibadda Ka Hadlay Culimo Awdiin Masuuliyiin Iyo Qaybaha Kala Duwan Ee Dadkii Ka Qayb Galay Munaasibadda, Waxaanay Dhamaantood U Duceeyeen Ganacsadihii Hirgaliyay Masjidka,,,,,,,, Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker