Dowladda Canada oo Xasuuq u Aqoonsatay Dhibta uu Shiinaha ku hayo Musliminta Uyguurka

Dowladda Canada ayaa xasuuq u aqoonsaday hagar-daamada uu Shiinuha ku hayo qowmiyadda Muslimiinta Uyguurka ama Wiigariska ee dalkaas. Go’aankan ayaa waxaa si aqlabiyad leh ugu codeeyey baarlamaanka dalka Canada.

Canada waxay noqonaysaa dalka labaad ee tallaabadan qaada, iyada oo dalka Maraykanku horay falka dawladda Shiinaha uu xasuuq ugu aqoonsaday.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker