Barnaamij Ku Saabsan Ardayda Somaliland Ee Wax Ka Barta Dalka Turkey

Dalka Turkiga ayaa sanadihii u danbeeyay ka mid ah wadamadda ay ardayda reer Somaliland waxbarashadda u tagaan.
Waxaana jirta in sannad kasta ay boqolaal arday reer Somaliland ahi waxbarasho u tagaan jaamacadaha ku yaalla dalkaasi Turkey.

Kuwaasoo ku soo qaata heerarka waxbarashadda jaamacadaha ee kaka duwan, sida heerka koowaad (degree) iyo heerka labaad (master) ee jaamadda.

Ardayda reer Somaliland ee waxbarashadda u taga dalka Turkey ayaa isugu jira kuwo ku baxa nidaamka deeqaha waxbarasho ee ay dawladda Turkigu siiso dawladda Somaliland.
Iyo sidoo kale kuwo iyagu si gaar ah u rsadsadda waxbarashadda Turkiga oo lacago ku dhigta jaamacadaha dalkaasi Turkey.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker