Agaasimaha Guud ee Wasaarada Arimaha Gudaha oo dhaawaciisa la soo gaadhsiiyey Hargeysa

Agaasimaha Guud ee Arimaha gudaha somaliland ayaa gaadhi kula dhacay duleedka galbeed ee magaaalada Berbera,Agaasimaha iyo 4 qof oo kale ayaa shlkaa Dhaawac ka soo gaadhey iyada oo dhawaacooda la geeyay Cusbitaalka Berbera basle Markii danbe loo soo qaaday  Hargaysa

Agaasimaha ayaa ka mid ahaa wafti uu hogaaminayey Madaxwayne ku-xigeenka Somaliland oo  safar ku tegay Magaalada Berbera

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker