“waa dhaarateene ma ogtihiin khatarta dhaartu Ay leedahay” Sheikh Barbaraawi.

Ceel-afwayn-(OWN)- Sheeikh Cabdilaahi Barbaraawi oo kamida Culimada Ugu Caansan Dhulka Soomaalidu Degto Oo kamida Ergeda Nabadaynta Ceel-afwayn  ayaa Si qiiro leh uga hadlay Khatarta ay leedahay in qofka muslimka ahi  uu dhaarto hadana ka baxa Waxa kale oo uu sheekhu Si qotodheer uga hadlay nabadda iyo dhibaatada ay leedahay Colaaddu waxa uu ku dheeraaday sida uu qaaliga uyahay dhiigga Muslimiintu khatartana ay utahay in Si Fudud Loo Daadiyo Halkan Ka Daawo Hadalka Sheekha

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker