Magaalada Burco waxaa Laga Furay Mall casri ah oo La Yidhaahdo Caare Bussiness Center

Burco(OWN) Mallkan ayaa maanta si rasmi ah looga furay goob aan hore u lahayn wax suuq ah oo ay ka adeegtaan dadweynaha kunool xaafadaha Qasabka, Manhal iyo hodon ee magalada Burco.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker