Haweenay Soomaaliyeed oo noqotey Gudoomiye Degmada Islington London

Raaqiya Ismaacil oo ah hooyo asal ahaan Soomaali ah ayaa loo doortey inay noqoto gudoomiyaha degmada Islington ee London.

Raaqiya oo hore u soo noqotey gudoomiye kuxigeenka degmada sanadkii 2012 ayaa wakhtigan ayaadoo ah hawenay muslim ah oo xijaaban, soogalooti dhalashada dalka Britain haysata ah ayaa loo doortey xilka Mayor-nimada.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker