Mucjiso: Saddex Dhul Gariir Oo Ka Dhacay Dalka Filibiin Saacad Gudaheed

Saddex dhul Gariir oo saacad gudaheed ka dhacay dalka Filibiin sida ay qortay Warbaahinta EMCS
Dhul gariirka koowaad ayaa dhacay Markii Saacada geeska afrika ay ahayd 05:17 Aroornimo isaga oo Cabirkiisu ahaa 6,8, gigilayna dhul dhan 49 KM oo isku soo wareeg ah

Soddon daqiiqo kadib ayuu ku dhuftay dhul gariir kale isla goobta oo lagu magacaabo Mindanao isagoo cabirkiisu ahaa 5  Sant Grade isla markaana gigilayna Dhuldhan   10 KM oo isku  warteeg ah, isla mid la mid ah ayaa Saacada Geeska Africa markay Ahayd 6: Subaxnimo Waa Dhulgariirkii Sadeexad oo ay isku cabir ahaayeen kii labaad. Isla markaana Arin Mucjiso ah .

Ilaa hadda lama sheegin khasaaraha ka dhashay dhulgariiradan. balse waxaa laga War sugayaa Saacadaha Soo Socda

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker