Dhegayso: Somalidii Xoolaha Nool u Dhoofin jirtay Dalka Imaaraarka Carabta oo Dib U Bilaabay
Waxaa dib u Bilowday Dhoofinta Xoolaha Nool ee laga Rarayo Dekedda Magaalada Boosaaso kuwaasi oo loo rarayo dekeddaha dalka Imaaraadka Carabta.
Dowladda Imaaraatka Carabta ayaa muddo Shan Sano ka badan waxa ay hakad gelisay in xoolaha Somalida ee Dalkeeda la Gaynjiy .
HADABA WARAYSI ARINTAAS KA HADLAYA OO DHAMAYSTIRAN HALKAN HOOSE KA DAAWO: