Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Soo Magacaabay Golihiisa Wasiirada ee cusub.

Raysal wasaare Abiy Axmed ayaa ku dhawaaqay xubnaha golaha wasiirada xulkuumaddiisa cusub.
Liiska golaha wasiirada xukuumadda cusub ee raysal wasaare Abiy oo ka kooban 22 xubnood ayaa waxay kala yihiin:-
1. Wasaaradda Beeraha
2. Melaku Alebel – Wasaaradda Warshadaha
3. Wasaaradda Ganacsiga iyo Xiriirka Gobolada
4. Injineer Takele Uma – Wasaaradda Macdanta
5. Danjire Nassie Chali – Wasaaradda Dalxiiska
6. Marwo Muffrihat Kamil – Wasaaradda Shaqada iyo Xirfadaha
7. Mudane Axmed Shede – Wasiirka Maaliyadda
8. Mr. Lake Ayalew – Wasaaradda Dakhliga
9. Dr. Fitsum Asfaw – Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta
10. Mudane Belete Molla – Wasaaradda Hal -abuurka iyo Farsamada
11. Injineer Sileshi Bekele – Wasaaradda Gaadiidka iyo Saadka
12. Marwo Khaltu Sani – Wasaaradda Magaalooyinka iyo Kaabayaasha Dhaqaalaha
13. Injineer Habatamu Hitefa – Wasaaradda Biyaha iyo Tamarta
14. Injineer Caaisha Muusa – Wasaaradda Waraabka iyo Deegaanka Dhulka Hoose
15. Dr. Berhanu Nega – Wasaaradda Waxbarashada
16. Dr. Leah Tadesse – Wasaaradda Caafimaadka
17. Dr Ergoge. Haweenka iyo Arrimaha Bulshada
18. Qojalle Mardasa. Wasaaradda Dhaqanka iyo Ciyaaraha
19. Dr. Abraham Belay – Wasaaradda Gaashaandhigga
20. Raisulwasare-xigeen+Wasiirka Arrimaha Dibadda – Demeke Mekonnen
21. Dr. Gideon Timothy – Wasaaradda Caddaaladda
22. Mudane Benalif Andualem – Wasiirka Nabadda

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker