Guddoomiyihii Guddiga joogtada ah ee Golaha Wakiilada oo Geeeiyooday.

Waxa hadda Geeriyooday Xildhibaan Nuur Cismaan Guuleed oo ka mid ahaa Golaha WakiiladaSomaliland, sidoo kalena ahaa gudoomiyihii guddida joogtada golahaasi Waxa uu Ja Soo Baxay Xisbiga Ucid ee Gobolka Awdal.

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker