Madaxweynaha Ukraine oo ku baaqay in wadahadalo nabadeed uu la yeesho Russia

Madaxweynaha Ukraine  Zelensky ayaa ku baaqay in wadahadallo nabadeed oo wax ku ool ah lala yeesho Moscow iyada oo dagaalku galay maalintii 24-aad, uuna saameyn ku yeeshay dadka rayidka ah. Labada dhinac ayaa horey u yeeshay wadahadallo aysan natiijo miradhal ah ka soo bixin.

Madaxweyne Zelensky ayaa sheegay in ay Ukraine marwalba diyaar u ahayd wadahadallo wax ku ool ah si loo xal loogu helo nabad, uuna doonayey wadaxaajood macno iyo daacadnimo ku fadhiya oo keena nabad iyo xasilooni.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker