“Barnaamijka aan soo gudbiyay waa mid run ah oo hargaysa way ku badan yihiin hablaha qayila wax dhibana uma arko “

Wariye sagal ciise oo ah gabadhii soo gudbisay barnaamijkii ka baxay horyaal tv ayaa warbahinta waraysi siisay kadib markii dacwad maxkamadeed ka gudbiyeen ururka haweenka hargaysa waxaanay tidhi  “Barnaamijka aan soo gudbiyay waa mid run ah oo hargaysa way ku badan yihiin hablaha qayila wax dhibana uma arko hadii laygu dhaliilaayo risaalada soo gudbiyay maxaayelay rasuulkeni maxamed markuu soo gudbinaayay risaaladda waa lagu dhibay balse waa uu u samray sidaa awgeed waxaan usoo jeedinaya shacabka reer hargaysa inay ka hortagan dhibta fawaaxishka hadii kale guri kasta way ugu soo gelaysaa”

 

Hadaba waxaa iswaydiin leh ma wariye sagal ayaa saxan mise ururada hawenka ee dacwada ka gudbiyay?

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker