Xooghayaha Waddani oo dhaliilo Ku Hurgufay madaxweyne Biixi

Shan Sano kahor wuxuu Muse yimi dadka oo midaysan oo dalka dastuurku sareeyo maantana dadka ayaa hotellada laga kaxaystaa oo guryo lagu xidhaa, dadka waxaas samaynayana waa la garanayaa.

Shan Sano ka hore Wuxuu Muse madaxwayne noqday Caasimada Somaliland oo booyad iyo dameer loogu dhaamiyo waxaanu wakhtigiisii dhamaanayaa oo uu ka tagayaa Caasimadii oo wali biyo la. Muse maaha maanta ninkii faani lahaa waayo dhan kasta oo aad ka eegtaba wuu fashilmay.

Wadada uu qaaday shalayna halka ay tagto waa la yaqaanaa oo waa wax taariikhdu ina bartay.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker