Shacabka Gaza oo soomaya ayada oo weerar uu ku socdo

Falastiiniyiinta ayaa u dabbaaldegay curashada bisha barakeysan ee Ramadaan, iyadoo ay Israa’iil sheegtay Isniinta maanta ah inay weeraro ka fulisay Marinka Gaza.

Rabshadaha sii socda ayaa daba socday wadahadallo lagu guuldaraystay oo toddobaadyo socday oo ay dhex-dhexaadinayeen dalalka Masar, Maraykanka iyo Qatar si loo xaqiijiyo xabbad joojin cusub oo u dhaxaysa Israa’iil iyo Xamaas ka hor bisha Ramadaan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker