Dowladaha Russia Iyo China Oo Codka Qayaxan (Veto Power) Ku Diiday In Somaliya La Faragaliyo Arrimaheeda Siyaasadda Guddaha.

Markii Ugu Horeesay Dowladaha Russia iyo China ayaa Codka Qayaxan (Veto Power) Ku Diiday in Somaliya la Faragaliyo Arimaheeda Siyaasada Gudaha Kulan ay Yeesheen Golaha Amaanka Joogtada ah.
Dowlada USA iyo UK ayaa Soo Jeediyay in Siyaasada Somaliya Toos loo Faragaliyo Markaan lana Maquuniyo Hogaamiyaasha Somalida ee isku Mari lasan Heshiiskii 17 September balse Dalalka China iyo Russia ayaa arintaas Ka Hor imaaday oo Diiday Gabi ahaan.
Dowladaha Russia iyo China ayaa Sheegay in Somaliya tahay Dal Madax Banaan oo Xoriyadiisi Helay 1960 kii Ceebna Tahay in la Fara Galiyo Xiligaan ayadoo Wadooyink Kale lamari Karo.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker