Muuse biixi iyo caddalada darrada heeysta maxakamda sland, iyo burburkii somaliland (27 sano kadib) waxaa qorrey fuaad qawdhan london

Waa tix muuse ku socota.
Dadkaad xoollaha ka qaaddey
kuwaad darraha ka boobtey
ballooodhkiyo duunyadooda
kuwaad dumiseed xarraashtey
dalkaad xeerkiisa biisey
dastuurkiisana ka baaydhey
dagaal baad kulla jirtaaaye
kuwii shalley ku dareerey ayaan daranaa codkoodu
 
​Waxaa hubaala oo runtuna aay tahey in somaliland intii muuse iyo waxa la sheqeeya qabsadeen, aay ka sii dartey,waad la wadda soctaan, xallada uu dalku maraayo, hadeey tahey  arimaha dibada iyo gudahaba.
Ha ugu sii darnaato arimaha guduhi, (27 sano) ka dib himilidii somaliland eeynu ku soo  caanno maalney waxey ku danbeeysey  buurbuur iyo hall bacaad lagu liisey, sidaas waxaan u leeyahey walayaal waad, ogtihiin in dalka somaliland mudadii uu muuse heeystey wuu  ka sii darrey cadeeymo buuxna waan idiin hayaa.
 
​Waxaa dalkii ku dhacey  shaki baahsan oo dhamaan  dhasiis ku noqdey guud ahaan hayadaha dalka ka jiira oodhan, kaas oo aay keentey, ami xumo  ku dhacey dhamaan bulshoda somaliland  oodhan iyo hayadaha dowlada sida mulatirga iyo policke, waxaa habeen walba dalka kabaxaaya guutooyin badan oo militariga somaliland ah, waxaa habeen walba la diliyaa  madxda qarranka, waxaa soo badanaya jabhadaha cusub oo hor leh. waxaas oo  dadi waxey ka boodeen wax yer maha , hadabba maxaa khaldan.?
 

Waxaa khaldan aan  idiin bayaaniyo, walaalyaal dowlada muuse waxey  inagu biloowdey jahwareer baahsan iyo shaki uu koow  ka yahey siayasda muuse biixi iyo inta la shaqeeysa aay keeneyn, iyagoo dalkii somaliland u horseedey caddalad daro bahsan, walaahi waan dharteey cidmadaba kolba talabayaa iyo jabhdaha horta lahi, waxey arkeen mahaa wax ciyaara, dalku hadii sidan ku sii socdo walahi iney noqon dad iyo bulshao la xidhan oo kunoqta sidii 1994.
 
 
                            HAYADA CADDALADA
 
Waxaas oodhan waxey arkeen caddalad baahsan oo dalka ka jirta dabihaanba hayadaha dalka ka jirra kuwa ugu horeeya waxaa kamida
 
1) hayyda maxakmada oo qabyalad iyo dowlda tageersan.
2) hayda policeka oo laaluush iyo wax malacyacniyaa dadaka ku soo xidhaya.
3_ sharci dajinta maxkamadadalka oo nqodey kuwo tuuuga oo dalwoada  tageersan.
 
4; mulatariga somaliland oo noqdey kuwo dalka sidey donaan ka yaalla islamaarka madaxda  u sareeya aay yihiin isku reeer.
 
 
IYO qaar badan ooo kale aay ka mitahey  biyaha dalka iyo  cafimaadka waxbrshada.
 
Aanigu waxaan odhanayaa hadabba muse biixi waar  dalkii waxaad u horseedey ami xumo , iyo wax caddalad ah   dalka kama jirto,  maxaad  colldoon loo xidhey oo cali gurrey loo xidhi wayeey.  ciidankii dalka oodhan wey kala shiksan yhiin, waxaad aad wadaa maha wax shaqeenayaa, waxaad dalkii ku dhex bilodoodey qabyllaad baahsan macal hayadaha dalka walahai a waxaan hadaad joojin weydo inaan nabad ku joogeyn hargeeysa.
 
waxaa qorrey fuaad qawdhan arimaha bulshada london
facebook fuaad qawdhan
mr_qawdhan@hotmail.co.uk
00447383135563
thanks
mahad gaara waxa leh illaahey

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker