Qaabkii loogu kala Codeeyaay Wasiiradii maanta la ansixiyaay.

Wasiir Raabi Axmed Maxamed oo ah Wasiirka Jidadka iyo Gaadiidka Somaliland waxa ansixiyyey 55 Xildhibaan
Cabdi Naasir Buuni Wasiirka xidhiidhka Golayaasha iyo Arrimaha Dastuurka Somaliland waxa u codeeyay 47 Xildhibaan
Wasiirka Dhalinyaradda iyo Ciyaaraha Somaliland waxaa u codeeyay 56 Xildhibaan.
Wasiirka Gaashandhiga Somaliland Dr Rooble Cabdi Cilmi waxa u codeeyay Dr Rooble Cabdi cilmi 49 xildhibaan
Axmed Yusuf Idiris Wasiirka Isgaadhsiinta iyo Tiknoolojiyadda Somaliland waxa u codeeyay 55 Xildhibaan.
Axmed Habane Wasiirka Beeraha Somaliland waxaa u codeeyay 55 Xildhibaan.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker